KIIL WAA CAADA DHAQAMEED U GAAR AH BEEL WEYNTA MAKANE
KIIL WAA QEYB KA MID AH DHAQANKA BEEL WEYNTA MAKANE OO WELI KA SII JIRA GOBOLKA HIIRAAN
KIIL Waa Cuntada iyo Cabitaanka Arooska oo lagu Qaado Dameer si Quruxbadan loo Xardhey, Waana Dhaqan Facweyn oo ay leeyihiin Beel Kamid ah Beelaha Dega Magaalada Baledweyne iyo Tuulooyinka ku Heeran gaar ahaan Waxaa Dhaqankan soo jireenka iska leh Beesha Afar Makane Inkasta oo Dhawr Sano ka hor uu ahaa Mid Jira oo aan Isbadalin Waayo Qasab ayuu ku ahaa Labada Is guursanaysa haddii kale Aroos aan laga Keenin Kiil ma Dhici jirin.

VOA ka Daawo Warkan Kiilka.
W/Q Sharma'arke
No comments