QEYBTA 1AAD,Taariikhda iyo Abtirsiimaha Beelweynta Makane
QEYBTA 1AAD
Taariikhda iyo Abtirsiimaha Beelweynta Makane
Beel weynta Makane waa beel hab
Boqortooyo u dhaqmi jirtey; oo Maamul iyo kala Danveyn laheyd iyada oo uu Odey
walba lahaa Shaqo u gaar ah oo ku aadan Maamulkiisa.
Odeyga Kuusane oo Curadkii ahaa
ayaana hogaanka ugu Sareeya ee Talada Beesha lahaa, Waxaana mas’uliyadaas loo
dhiibijiray Ninka ugu Cilmiga iyo Caqliga Badan Beesha oo leh karti hogaaneed
ee Reer Kuusane, kaas oo uu Soo saari jirey Wareegtooyinka iyo wixii Maamul ah
ee Boqortooyada Beesha isagoo sidoo kale Magacaabi jirey Madaxda Hogaanka
Qabaneysa oo u Badnaa inta la ogyahay Cismaan adeer oo uu Magacaabey.
Sidoo Kale Beelweynta Makane waxa
ay isugu Xigaan laba laba ayey oo ah sidaan; A) Kuusane iyo Cismaan Adeer
Waxaa la dhahaa Tolweyne.
halka Reer Maxaad iyo Cali
Sabti la dhaho Yabadhaal walaalo sidaan ayeyna isu sii kala
xigaan:
MAKANE WAA AFAR ODEY
11) Kuusane
22) Cismaan Adeer
33) Maxaad
4) Cali Sabti
Odey Walba waxa uu u kala Baxaa lafo
yaryar oo badan ay ka sii farcamaa.
1. Adoogey Kuusane
a.
Caajis iyo
b.
Caymooy
2. Cismaan Adeer
a.
Adeero iyo
b.
Odey Weyn
3. Reex Maxaad
a.
Kuulow iyo
b.
Gacalwaay
4. Cali Sabti
a.
Abtoow iyo
b.
Dooroow
Qore: Qoraa Sare
Maxamed Faarax Kolombo
Maxamed Faarax Kolombo
Reer maxaad markii lajoogo
ReplyDeleteBaare maxaa loga tagay
Reer maxaad markii lajoogo
ReplyDeleteBaare maxaa loga tagay