TAARIIKHDA MAKANE IYO DEGMADA BELEDWEYNE "Maxaa ka saxan buugan maxaase ka qaldan"
Taariikhda Makane
Buug ka hadlaya taariikhda degmada beledweyne
MARKA LAGA HADLAYO TAARIIKHDA WADAN, GOBOL AMA DEGMO RUN AHAANTII WAXAA AY LEEDAHAY MEEL UDUB DHEXAAD U AH TAARIIKHDA MEESHA LAGA HADLAYO.
WAXYAABAHA UDUB DHEXAADKA U NOQON KARA WAXAA KA MID AH:
1) DEEGAANKAAS BANI'AADANKII SAMEYNTA KU LAHAA OO TAARIIKHDAA IN AY YEELATO SAWAB U NOQDAY.
2) AHMIYADDA UU LEEYAHAY DEEGAANKAAS OO AH SAWABTA LABAAD EE KALIFTA IN TAARIIKH LAGA QORO.
3) MARXALADO DAGAAL OO SOO MARAY DEEGAAN KAAS, TAAS oo AH SAWABTA SEDDEXAAD EE KALIFTA IN LA RAADIYO TAARIIKH DEEGAAN AMA DAL.
HADDABA WAXAAN HALKAAN IDINKUGU SOO GUDBINEYNAA TAARIIKHDA DEGMADA
BELEDWEYNE.
BUUG UU KA QORAY ODAY REER BELED WEYNE AH WELIBA AHAA REERAHA WAAYADII DAMBE SOO DEGAY BELED WEYNE, OO MAGACIISA UU KU SHEEGAY DIRIR CABDI IBRAHIM GOODAX.
BUUGGAAN MARKII UU SOO BAXAY AYAA DAD BADAN U ARKEEN IN UU YAHAY BUUG U DHAW XAQIIQADA WAAYO QORAAGA BUUGGA WAXA UU KA TAXADIRAY IN UU XAQIRO SEDDEXDA ARIMOOD EE AASAASIGA U AH TAARIIKHDA DEEGAAN WELIBA, HASE YEESHEE ASIGOO WAXBADAN SAXAY AYAA HADDANA BUUGGIISA AY KA MUUQDAAN WAXYAABO QALDAN OO UU UGU DANEYNAYO REERKII UU KA DHASHAY TAARIIKHDAASNA UU QEYB UGA DHIGAAYO.

BUUGAAN WAXA UU LAMAGAC BAXAY "BARI HORE IYO BELEDWEYNE"
waa taariikh muhiim ah
ReplyDeleteKa faa ideysi wacan
ReplyDeleteWaa taariikh loo bagay
ReplyDeleteWaa taariikh nuxur leh
ReplyDelete