KAGA BOGO WARAR IYO WARBIXINO

WARKII OO KOOBAN

ABWAAN CISMAAN XASAN GEEDI UGAASDAACAD OO TIX GABAY KA TIRIYEY QARAXII XALAY KA DHACAY MAKA-AL-MUKARAMA EE MAGAALADA MUQDISHO


Mid ka Mid ah Aqoonyahana Muqdisho oo Lagu Magacaabo
Cusmaan Xasan Geedi Ayaa Tix Gabay ku Cabiray Qarax dadka 
badan ku dhinteen oo Xalay Ka dhacay Maka-Mukarama ee 
magaalada Muqdisho, 

Abwaanka Cusmaan ayaa sida yiri:-

v Musiibaa kadhacday muqdisho
v mato an wax galabsan dhamatay
v murugadan naheysiyo
v marna nama soo marin 
v meydadkii lama kala garan
v maalna warkii ha sheegin 
v maatadii weysay maciin 
v maxaan isugu diir naxeyn
v madamiirkii baa idlaaday
v madanqashadii baa lawaayay
v marna dareenku qiyas maleh
v maantadaan lajoogo
v muqaladii qurxona mar qura lawa
v misana kuwa meydkodi lahelin
v murugtan naqabatay lama ilaabo 
v muqdisho magala madaxdi dalka
v muuqaalkaaga ha jiro abid
v mowlaa naxariis badan 
v magab asagaan u nahay
v magan asagaan u nahay
v magan asagaan u nahay 

XUQUUQDA QORALKAN: ABWAAN CISMAAN XASAN GEEDI UGAASDAACAD






No comments