Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka 2021 Mudane Yusuf Mohamed Ali ayaa Si Diiran u Soo Dhaweyay Heshiiskii Doorshooyinka dalka oo Madaxada Qaranku ay kala Saxiixdeen
Musharax Xildhibaan Golaha Shacabka 2021 Mudane Yusuf Mohamed Ali ayaa Si Diiran u Soo Dhaweyay Heshiiskii Doorshooyinka dalka oo Madaxada Qaranku ay kala Saxiixdeen.
Musharax xildhibaan Yusuf Mohamed Ali ayaa Yiri Sidan " Waxaaan Bogaadinayaa heshiiskii taariikhiga Ahaay ee ay gareen hogaamyaasha Somaalida taaso Run Ahaantii ka dhigan inuu Dalkeena Doorsho Aado.
waxaan Sii Wadi Doona Ololaheyga Doorasho Waxaan Ugu Baaqayaa Dhamaan Taageerayaasheyda Goobkasta oo ay ku sugan yihiin in ay u diyaar Garooban ayna sii Laba Jibaaran Dadaalkooda " Ayuu Yiri Musbarax Xildhibaan Yusuf Mohamed Ali".
No comments