Abtirsiimaha Adoogeey “Kuusane”
Abtirsiimaha Beelweynta Makane
Beel weynta Makane waa beel hab Boqortooyo u dhaqmi jirtey;
oo Maamul iyo kala Danveyn laheyd iyada oo uu Odey walba lahaa Shaqo u gaar ah
oo ku aadan Maamulkiisa.
Odeyga Kuusane oo
Curadkii ahaa ayaana hogaanka ugu Sareeya ee Talada Beesha lahaa, Waxaana
mas’uliyadaas loo dhiibijiray Ninka ugu Cilmiga iyo Caqliga Badan Beesha oo leh
karti hogaaneed ee Reer Kuusane, kaas oo uu Soo saari jirey Wareegtooyinka iyo
wixii Maamul ah ee Boqortooyada Beesha isagoo sidoo kale Magacaabi jirey
Madaxda Hogaanka Qabaneysa oo u Badnaa inta la ogyahay Cismaan adeer oo
uu Magacaabey.
Sidoo Kale Beelweynta
Makane waxa ay isugu Xigaan laba laba ayey oo ah sidaan; A) Kuusane iyo
Cismaan Adeer Waxaa la dhahaa Tolweyne.
halka Reer
Maxaad iyo Cali Sabti la dhaho Yabadhaal walaalo
sidaan ayeyna isu sii kala xigaan:
Abtirsiimaha Adoogeey “Kuusane”
No comments