KAGA BOGO WARAR IYO WARBIXINO

WARKII OO KOOBAN

Shiikh Xuseen Cusmaan Cali oo Mar kale loo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka Hiiraan dhanka Arimaha Bulshada Gobolka.

Wasiirka arimaha gudaha hirshablle ayaa goordhaw soo saaray wareegto u xilka ugu qaaday masuuliyn ka tirsan maamulka Gobalka hiiraan iyo degmada maxaas.
Wareegto ayaa lagu magacaabay:
Gudoomiyaha magaalada maxaas oo loo dhiibay cabdi muumin cilmi xiish .
Gudoomiye ku xigeenka amniga Gobalka hiraan khaalid bashiir macalin ayaa xilka laga qaaday Waxaana loo magacaabay cali diirye.
Gudoomiyaha magaalada baladweyne maxamed Axmed foodcade ayaa xilka laga qaaday waxaana loo dhiibay cusmaan dhicisow dhuubow
Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada goblka hiiraan ayaa loo magaacabay shiiq xuseen cismaan cali waxaana xilkaasa horay u baneeyay cabdi qaadir arwaax.
Hoos ka aqri.



No comments