"Raggii WAAJID tagay wareer gooyee, Ragey ku wareegaysaneysaa"
TAARIIKHDA BEEL WEYNTA MAKANE, WAXA AY UDUB DHEXAAD U TAHAY / FURE U TAHAY BEELO BADAN OO SOOMAALIYEED.
TAARIIKHDA BEELWEYNTA MAKANE MEESHA AY KU DHAMAATO AYEY KA BILAABATAA TAARIIKHDA BEELAHA HADDA DEGA GOBOLKA HIIRAAN.
!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! TAARIIKHDU WAA HOOYADA ILBAXNIMADA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
BEEL WEYNTA MAKANE MARKA AY SOO FOODSAARTAY DAGAALO BADAN OO ISDABAJOOG AH AYAA BEELIHII AY DEEGAANKA SIIYEEN OO AHAA XOOLA DHAQATO SOO MACIIN BIDAY DEEGAANKA MAKANE KU HISHIIYEEN IN AY ISKA KAASHADAAN WAXKASTA OO SOO WAJAHO IN AY SI ISKU MID AH OOGA HORTAGAAN.
WAXAASE LAYAAB AH QOF NAFTIISA IYO XOOLAHIISA U SOO BAQAY OO SOO MICIIN BIDAY MAKANE SIDA AY HISHIISKAAN UGA SOO BIXI DOONAAN.
WAXA AY AHEYD DHACDADII UGU HOREYSAY OO MAKANE ISKU HALEEYO BEEL KALE IN MAGAALADA QEYTA AY KA DEGAN YIHIIN IN LAGA SOO GALIN, HALKII AY DIFAAC LAGA SUGAAYEY WAXAA MAKANE OGAADAY IN AYBA GOBOLKA KA TAGEEN OO AY U BAQOOLEEN DHANKA IYO BAAY IYO BAKOOL.
MAKANE WAXAA SOO GAARAY WARKII BEESHA JIJEELE AYNA KA CARAREEN "WEERARKII DARAAWIISH.
WAXA AYNA CAWEYS KU DHEELEEN WAAJID OO AY GAAREEN:
"Raggii WAAJID tagay wareer gooyee
Ragay ku wareegeysaneysaa"
TAARIIKHDU WAXBAY NA BARTAA.

WAA TAARIIKH
ReplyDeleteSAL U AH DAYOW KALE
ReplyDeleteTAARIIKHDEEDA
ReplyDelete