Beesha Afar Makane Waa Beesha Ugu Tunka weyn Gobolka Hiiraan.
Waa Beesha Deegaameysay Beladeyne. Waa Beesha Gobolka Hiiraan iyo Magaalada Beledweyne Ka Difaacday Xabashida Ethopia iyo Dana dhilif yadeeda muddo laga joogo Qarniyo. waa Beesha Magaca soomaalinimada kasoo askuntay sharafkoodana ahaa Soomaali. Waa beeshii U diiday Daraawiish Iyo Hogaankoodii In ay qabsadaan Beledweyne si ay Ugaga Duulaan tagaan Beelo kale oo Soomaaliyeed ee dega Baay Iyo Bakool Dagaal Aad uba'anna Dhex maray Daraawiish Iyo Boqortooyadii Makane iyo Ciidankoodii Hormadiid, Jabkii Ugu Xoogganaana uu halkaas kasoo gaaray Daraawiish.
Dhanka kale marka laga eego Beesha Makane waa Beel nabadeed oo marwaliba u tanaasusha Beelaha kale ee kula nool Gobolka Hiiraan.Beesha Makane waa Beeshii kala dhexgashay Beelo walaalah oo ku dagaalamayeen Magaalada Beled weyne Muddo Hal Isbuuc ah Maamulka iyo Dowladii Markaa jirtayna ay isku fiirsadeen, waa beeshii nefteeda u hurtay ee kala dhexgashay beelahaas si qasab ah.Waa Qabiil ka hormarya waxsoosaarka waddanka.
Beesha Afar Makane Waa Beesha Ugu Tunka weyn Gobolka Hiiraan
Reviewed by Hormadiid
on
November 12, 2017
Rating: 5
waa sax
ReplyDeleteka faaideysi wacan
ReplyDeletemarka kama daalno soo dhicinta xaqa ay ku leedahay beehsa makane dowlad goboledka hirshabelle
ReplyDelete