QARAXII UGU WEYNAA EE ABID OO LALA BEEGSADAY SHACAB AAN WAXBA GALABSAN

Qaraxii ugu weynaa uguna Qasaaraha badnaa ayaa waxa uu ka dhacay isgooyska Zobe ee caasimadda somaliaya ee Muqdisho, waa wax lala yaabo qaraxyada dalka ka dhaca ayaa maalinba maalinta ka dambeyso ay ka qasaaro badan yihiin kuwaas oo inta badan loo geysto shacab aanan waxba galabsan, ilaa iyo hadda majirta si rasmi ah cid u sheegatay, walaow loo aaneeyo qaraxyada noocaan ah Dhaqdhaqaaqa al-shabaab ee ka howl gala gudaha soomaaliya kuwaas oo diidan Dowlada soomaliya iyo Nabad ilaaliyayaasha jooga wadanka; waxaase xusid mudan in aanan ilaa hadda codna sheegan, Nimashada ayaa lagu soo waramayaa in ay gaartay 270 ruur halka 300 in kabadan iyo dhaawacyo kala duwan ay qabaan.
Qaraxaan ayaa waxaa cambaareeyey wadamada BeeshaCaalamka oo ugu Horeeyo Madax weynaha wadanka Turkiga Rajab Dhayib Ordagan, oo na balan qaaday in uu caawimi doono dhaawacyada loona soo diri doono dalka soomaaliya Dhaqaatiir iyo Daawo, sidoo kalena dhaawacyada daran loo qaadi doono turkiga Vise la'aan.
https://www.youtube.com/watch?v=q1l2HfwuWx0

No comments