JAREER IYO BANTU MA ODAYAAL LAGU ABTIRSADAA?
MAXAAD KA FAHAMSAN TAHAY QOWMIYADDA JAREER WEYNE IYO QOWMIYADDA BANTU?
Waayadaan Dambe waxaa Si xowli ah u Soo if baxaya Soomaali sheeganeysa in ay yihiin Bantu oo ay ku abtirsadaan; taa waxaa dheer waxaa kale oo ay sheegaan in Qowmiyadda Jareer weyne ay ka mid yihiin Bantu oo ay hoostagaan Bantu oo ay ka soo faracmeen. Magacaan Jareerna ay u Bixiyeen Qowmiyadda kale ee Dalka soomaaliya nala dagto ee aan u Naqaano Jileec ama Gabar.
Anigoo arintaas ka duulaya ayaa Baaritaan ku sameeyey maxaa layiraahdaa Bantu? Maxaase la yiraahdaa Jareer? Maxaase Ka dhaxeeya?
Bantu asal ahaan waxaa loo aqoon jiray luqad ay ku hadlaan dadyow badan oo african ah in kastoo dadyowgaas si kala duduwan ay ugu hadlijireen ilaa markii dambe ay ku soo hartay in ay noqoto lahajadihii ay ku kala hadlijireen dadyowgaas luqadgaar ah balse waxaa meeshaas ka marneyn in ay jiraan ereyo ay isaga mid yihiin ilaa hadda waa luuqada badan oo African ah
intooda badan na is amaahsadaan ereyada ( borrow words) .. waxayna luuqadahaas
asalkooda ka yimaadeen Congo forest iyo Cameroon.. luuqadahaas waxaa ku hadla dadyowga african ka ah sida sida Zulu, Kikuyu, Makamba, Nyamwezi, Myao, Mjinda, Msalama, Mzugua
intaan dadka qaar luuqada ay ku hadlaan waxay ka dhigteen qabiil taas oo aasaasiyan ay ugala jeedaan Odey lagu aftirsado Manajirta Qabiil ama Qowmiyad African ah oo ku abtirsato Bantu.
Soomaalia afafka Bantu yaa ku hadla?
Waxaa ku hadla Kizugua aka Mashuunguli, Dadka Bajuni , Baravani, Labadaan Qabiil Bajuni iyo Baravani way adoptgareeyeen luuqadahan ee ma aheyn mid asalkooda ay
ku hadli jireen.
waxaa kaloo jiraa Qabiilka Layiraahdo Shambara oo asalkooda ay ku hadli
jireen luuqadaha Bantuuga lakin ay ku hadlaan afafka cushitiga, ogow Afka soomaaliga waxa uu hoostagaa Afafka cushitiga sida reer goleed
intooda badan waxay ku hadlaan lahajadaha Afsoomaaliga ee MaayMaayga iyo Maxaa tiri lawadaan lahajad ay yihiin asalkooda Luqadda Somaliaga oo hoos tagta luuqadaha Cushitica ama Afro-Asiatic
languages.
Waxii tima adag, sanweyn, oona leh broad face iyo hustle muscle oo Bariga geeska Africa dego waa JAREER oo dhammaantood waxa ay ku hadlaan Afsoomaali ayagaana Afsoomaaliga Laga soo gaaray, lakin waxii timo adag, sanweyn, waji balaran iyo Murqo kuuskuusan leh ma wada aha dhamaantood BANTU.
F.G. QOFKU WAA UU WAA SAN DHUUBNAAN KARAA, TIMA JILCAN WUU YEELAN KARAA, taasi micnaheedu ma'aha in qofkaas uusan jareer aheyn ama Bantu aheyn.
Qeexitanka Bantu iyo Jareer
The term JAREER basically means definition of physical appearance. It's not ethnic tracing ( Ma aha faraca lagu aftirsado)
Ereyga Jareer waa Muuqaal ay wadaagaan Dadyow badan oo kala qabiilo ah oo isla dega Somalia. Kuna hadla Luqadda Somaliga, Ma'aha oaday Lagu Abtirsado.
The term JAREER basically means definition of physical appearance. It's not ethnic tracing ( Ma aha faraca lagu aftirsado)
Ereyga Jareer waa Muuqaal ay wadaagaan Dadyow badan oo kala qabiilo ah oo isla dega Somalia. Kuna hadla Luqadda Somaliga, Ma'aha oaday Lagu Abtirsado.
The term BANTU basically means definition of language groups that are widely spoken in central, south and parts of east African countries... It is not ethnic tracing ( Ma aha faraca lagu aftirsado)...
Ereyga Bantu waa luqad ay ku hadlaan dadyowbadan oo dega Bartamaha, koonfurta iyo Bariga Africa, sidoo kale ma'aha Oday lagu abtirsado.
Jareer is locally known in somalia, but its definition can be widely effect by any negroid looking person.....
Jareer waxaa loogu yimid dhulka Soomaalia waxa ay qaas ku yihiin Soomaaliya.
Jareer is locally known in somalia, but its definition can be widely effect by any negroid looking person.....
Jareer waxaa loogu yimid dhulka Soomaalia waxa ay qaas ku yihiin Soomaaliya.
The Bantu language in somalia is spoken very few people around Juba valley area aka Gosha, and those languages are called Kizigua, Swahili.
both Bajunis and Baravanis people also speak Bantu languages.
Luqdaha Bantu Soamaliya waxaa ku hadla koox yar oo dega hareeraha webiga jubba, luqadda ay ku hadlaana waa Kizigua, Swahili oo kamid ah Luqadaha Bantuga ee Burburay.
Hadaba waxaa halkaas noogu eg qormadeydii ee aaan aaga hadlayey Dadka soomaaliyeed ee isku qaldaya Jareer iyo Bantu.
masha Allah
ReplyDelete