KAGA BOGO WARAR IYO WARBIXINO

WARKII OO KOOBAN

XILDHIBAAN C/FITAAX QAASIM AYAA SHARAXAY QAABKA ABOOD QEYBSIGA SOMALIA



XILDHIBAAN C/FITAAX QAASIM MAXAMUUD OO KA TIRSAN GOLAHA SHACABKA DOWLADA FEDERAALKA SOOMAALIYA, AYAA SHEEGAY IN ABOOD QEYSIGA DALKA EE 4.5 UU YAHAY WAX BAADIL AH KUNA HISHIIYEEN SIYAASIYIIN DANO GAAR KA LAHAA,

"MARKA LAGA LAGA HADLAAYO CAALAMKA MIJORTY IYO MINORTY WAXAA LOO YAQAAN XISBIYADA INTA KURAAS AY KU LEEYIHIIN BAARLAMAANKOODA, HALKA SOMALIA AY U YAQAANAAN MIJORITY QABAA'ILADA HUBEYSAN MINORITY NA QABAA'ILADA AAN HUBEYSNEYN, TAAS OO NA DHAXALSIISAY NIDAAMKAAN 4.5" 

WAA ARIN DHIBAATADEEDA LEH UMMADA SOOMALIYEED QEYBTII UGU WAXTARKA BADNEYD IYO WAXSOOSAARKA BADNEYD DAD AHAAN UGU BADNAA AYAA LA YIRI 0.5 DALKUNA IN UU HAGAAGO WAALARABAA OO YAA HAGAAJINAAYO WAXTARKIIBA WAA LAGA TAGEE WAA ARIN CALAAMAD SU'AAL U SAARAN SOOMAALI OO IDIL ARINKAAN KA HADALKIISA SOOMAALIDU WAA AY SAHALSADAAN LAAKIINSE OGAADA IN QARANIMADU AY TAA KU XERAN TAHAY CADAALAD AYAA UMMADAAN DEEQDA.

No comments