KAGA BOGO WARAR IYO WARBIXINO

WARKII OO KOOBAN

Shirka Golaha Amniga Qaranka

Shirka Golaha Amniga Qaranka 



Shirkii uu cinwaankiisu ahaa (Amniga Qaran) ee ka socday magaalada Baydhabo (3-5 Juun, 2018) ee u dhaxeeyay dadka loo yaqaano somali majority ama 4ta beel waxaa lagu saxiixay labo heshiis oo ku saabsan Hannaanka Doorasho ee 2020ka iyo Wadaagga Khayraadka Dalka isku fiiriya cinwaanka shirka iyo qodobada kasoo baxay amni doorasho iyo kheyraad mxa iska quseeyo. isla shirkan waxa ka maqnaa dad loo yaqaano somali minority ama 0.5 kheyraadka dalkana 75% iska leh tira ahaana ka badan afarta beel waa maxay faaidada shirkan dastuurka iyo shirarka badan ee dalka ka socda haduusan somali isku keeni karin waligeed hormar la gaari maayo mida kale somali xaq ayeey u baahantahay ee xal uma baahno hadii aan xaq la helin xal lama heli doono.

Waxaa diyaariyey: Prof Sharma'arke Abdi hassan.

No comments