Muxuu ka qabaa dasuurka ku meelgaarka xil ka-qaadista guddoomiyaha Maxakamdda Sare?
Muxuu ka qabaa dastuurka ku meelgaarka xil ka-qaadista guddoomiyaha Maxakamdda Sare?
Khilaaf cusub ayaa ka dhashay tallaabo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajao shalay xilka kaga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan, isagoo xilkaasi u magacaabay Baashe Yusuf Ahmed.
Hase yeeshee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa ku gacansayray xil ka qaadistaas, waxaana uu sheegay inaysan ahayn mid sharciga loo maray.
Haddaba muxuu dhigayaa sharciga Soomaaliya iyo dastuurka, marka ay noqoto xil ka qaadista guddoomiyaha maxkamadda sare? Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa wariyaha VOA da jacfar kuukay ka wareystay sharciyaqaan Maxamed Xasan Maxamuud Marooko oo ku sugan London.
No comments