BOQORKA QOWMIYADDA KU HADASHO AFSOOMAALIGA
BOQORKA QOWMIYDDA SOOMAALIYEED
Boqor Faarax Cabdi Guure waa Boqorka Qowmiyadda Soomaaliyeed waxa uuna ka dhashay Beelweynta Makane ee Degta Gobolka Hiiraan iyo Gobolada kale ee Labada Shabeelle iyo Labada Jubbo iyo Baay iyo Bakool.
Magaca iyo Boqortinimada Heerkaan ah waxa uu ku muteystay Miisaanka culus uu ku dhex leeyahay Ummadda Soomaaliyeed iyo asigoo kasoo jeeda Reer Boqortooyo, taa waxa aan ugala jeedaa Boqor Faarax waxa uu ka soo jeedaa Boqortooyadii Makane ee Soomaali ay wada taqaano, taas oo maamuli jirtay Gobolada Dhexe ee Soomaaliya ilaa in badan oo ka mid ah hadda deegaanka soomaaliya ee Itoobiya heysato.
Boqor Faarx waxa uu ku caan baxay Nabadeynta iyo ka shaweynta hormarka shacabka soomnaaliyeed.
Boqorka sidoo kale waxa lagu yaqaanaa u doodidda Qabiilada Asalka Soomaaliya ah ee hadana lagu Yaso ilbaxnimadooda iyo Nabad jaceelkooda, waa tan boqor faarax uu uga duwan yahay Salaadiinta kale ee sheegato in ay howsha nabadeenta soomaliya ay ku jiraan, taa oo waxba kamajiraan ah.
sababtoo ah waxa ay ka shaqeeyaan hurinta colaadda iyo caddaalad darado in ay ku sii waariyaan Ummada soomaaliyeed.
Caddaaladu waa raasumaalka Ummadkasta Xoojisana Jiritaankooda.

masha Allah
ReplyDelete